- C
- F
- S
Imagine earning reward every single day… even after you pass away.
A reward for every prayer prayed, every Qur’an recited, and every child learning Islam inside a mosque you helped build.
The Muslim community in Kassel, Germany is working to build Masjid Al-Nuur, a place that will serve thousands of Muslims as a house of worship, education, and unity.
For years, the community has been working toward this dream. The mosque will include:
• A large prayer hall
• Classrooms for Qur’an and Islamic education
• Space for community gatherings and youth programs
The total project cost is $8 million, and the community cannot do it alone. Alhamdulillah, we’ve managed to raise $150 so far. With your help, we aim to reach the full $8 million and make Masjid Al-Nuur a reality.
This is why we are asking for the help of the Ummah.
The Prophet ﷺ said:
“Whoever builds a mosque for Allah, Allah will build for him a house in Paradise.”
Even a small donation can be part of something that will benefit thousands of people for generations.
Imagine standing before Allah and seeing that your donation helped build a place where people prayed five times a day for decades.
This is Sadaqah Jariyah — a reward that never stops.
Please donate whatever you can and share this campaign so others can take part in this blessing.
May Allah accept from all of us.
Bal qiyaas inaad maalin kasta ajar hesho… xitaa marka aad geeriyootay kadib.
Ajar ka imanaya salaad kasta oo lagu tukado, Qur’aan kasta oo la akhriyo, iyo ilmo kasta oo Islaamka lagu baro masaajid aad ka qayb qaadatay dhismihiisa.
Bulshada Muslimiinta ee Kassel, Germany waxay ka shaqaynayaan dhismaha Masjid Al-Nuur, masaajid u adeegaya kumanaan Muslimiin ah oo noqon doona goob cibaado, waxbarasho iyo midnimo.
Sanado badan ayay bulshadaasi ku riyoonayeen mashruucan. Masaajidku wuxuu yeelan doonaa:
• Hool weyn oo salaadda ah
• Fasallo lagu barto Qur’aanka iyo culuumta Islaamka
• Goob loogu talagalay kulamada bulshada iyo barnaamijyada dhalinyarada
Qiimaha guud ee mashruucu waa $8 million, bulshaduna kaligood ma awoodaan.
Taasi waa sababta aan uga codsaneyno Umadda Muslimka inay ka qayb qaataan.
Nabigu ﷺ wuxuu yiri:
“Qofkii u dhisa masaajid Ilaahay dartii, Ilaahay wuxuu u dhisi doonaa guri Jannada ku yaal.”
Xitaa deeq yar waxay noqon kartaa qayb ka mid ah mashruuc ka faa’iideyn doona kumanaan qof jiilal badan.
Bal qiyaas maalinta aad hortagto Allah, oo aad aragto in sadaqadaadii ay sabab u noqotay meel ay dadku maalin kasta shan jeer ku tukadaan sanado badan.
Tani waa Sadaqah Jariyah — ajar aan waligiis joogsanayn.
Fadlan ku deeq wax kasta oo aad awooddo, sidoo kale la wadaag ololahan si dad kale ay uga qayb qaataan kheyrkan.
Allah ha naga aqbalo dhammaanteen. Aamiin.

