Save Abdirizak Mohamed Siyad's Mobility

  • S
173 donors
0% complete

$4,524 raised of $50K

Save Abdirizak Mohamed Siyad's Mobility

Donation protected
.Help Save Abdirizak Mohamed Siyad (TaliyeKaashey) – Emergency Back Surgery Fund

We are urgently raising $50,000 to save the life and mobility of Abdirizak Mohamed Siyad, known as TaliyeKaashey, who is in critical condition and needs two major back surgeries.

Abdirizak recently suffered a severe spinal injury, which has caused:
• Intense, constant pain
• Serious muscle weakness
• Difficulty standing, walking, or moving normally

After undergoing an MRI, doctors confirmed dangerous nerve compression that requires two immediate surgeries. He also needs a spinal implant to stabilize the spine and prevent permanent, life-altering nerve damage.

What Your Donation Will Cover
• Hospital stay and medical tests
• The two urgent back surgeries
• The spinal implant
• Medications and physiotherapy
• Any needed emergency care

Abdirizak’s family cannot afford these overwhelming medical costs. Time is running out, and he urgently needs our help.

Your support—no matter the amount—can save Abdirizak’s future, his mobility, and his life.

Please donate and share widely. Your kindness can make a life-changing difference.

Caawinaad Degdeg ah oo Naf-Badbaadin ah Waxaa U Baahan Bukaankan

Waxaan u ururinaynaa lacag laba qaliin oo muhiim ah oo dhabarka ah oo uu u baahan yahay bukaanka aad sawirkiisa aragtaan.

Bukaanku wuxuu qabaa dhaawac culus oo dhabarka ah oo sababay:
• Xanuun joogto ah oo aad u daran
• Daciifnimo muruqeed
• Dhaqdhaqaaq xaddidan

MRI-ga dhakhaatiirtu sameeyeen wuxuu muujiyey cadaadis halis ah oo neerfaha saaran, taas oo u baahan laba qaliin oo degdeg ah. Qalliinka waxaa ka mid ah in dhabarka lagu xiro implant si loo yareeyo dhaawaca loona xasiliyo laf dhabarta.

Deeqdaadu waxay ku bixi doontaa:
• Kharashaadka baaritaannada iyo isbitaalka
• Labada qaliin ee dhabarka
• Qalabka lagu gelinayo (implant)
• Dawooyinka iyo duugista (physiotherapy)
• Daryeel degdeg ah haddii loo baahdo

Qoyska bukaanku awood uma laha qarashkan culus. Sidaas darteed, waxaan idiinka codsanaynaa si xushmad iyo walaaltinimo leh inaad ka qeyb qaadataan.

Wax kasta oo aad bixisaan—yar ama weyn—waxay kaalin weyn ka qaadan kartaa badbaadinta noloshiisa.

Organizer

Abdirahman Mohamed
Organizer
South Sioux City, NE
  • Medical
  • Donation protected

Your easy, powerful, and trusted home for help

  • Easy

    Donate quickly and easily

  • Powerful

    Send help right to the people and causes you care about

  • Trusted

    Your donation is protected by the GoFundMe Giving Guarantee