- Z
- F
- R
My name is HUSSEIN AWIL HUSSEIN, and today I am asking for help to save my life.
I never imagined I would be in this situation, but I am fighting a severe kidney failure. My kidneys can no longer work on their own, and I am now depending on dialysis to stay alive.
Doctors have told me that the only way for me to survive and have a normal life again is to get an urgent kidney transplant. The total cost for the surgery, hospital treatment, tests, medicine, and after-care is £70,000 — an amount I cannot afford on my own.
Every day is a struggle. I am weak, tired, and trying my best to hold on. I want to live. I want to have a future. I want to stay with my family and see better days.
I am kindly asking for your help.
Any support, small or big, will bring me one step closer to life.
Please help me get this life-saving treatment.
Thank you from the bottom of my heart.
May Allah bless everyone who helps me.
AFSOOMAALI,
Magacaygu waa HUSSEIN AWIL HUSSEIN, waxaanan ku noolahay Turkey, halkaas oo noloshu aad u adag tahay, qof iga caawiya kharashka caafimaadkana uusan jirin. Kilyahayga ayaa Shaqo gabay, waxaana ku noolahay oo kaliya dialysis. Sababtaas darteed ma shaqeyn karo, mana awoodi karo inaan bixiyo kharashyada iga soo horjeeda.
Dhakhaatiirtu waxay ii sheegeen in fursaddayda kaliya ee aan ku badbaadi karo ay tahay kiliyo degdeg ah oo la ii beddelo. Qalliinka iyo daaweynta waxay ku kacayaan £70,000, lacag aanan meelna ka heli karin.
Maalin kasta waxaan la kulmaa xanuun iyo daciifnimo, laakiin weli waxaan rajeenayaa nolol cusub.
Fadlan iga caawi si aan u helo daaweynta badbaadada ah.
Lacag kasta oo aad bixisaan waxay ii tahay fursad nololeed.
Ilaahay ha idiinka abaalmariyo naxariistiinna.
Organizer
Mohamed Mohamed
Organizer



