Help Our Health System To Fight COVID 19 JIGJIGA!

48995796_1593272163849590_r.jpegHelp the Jig Jiga Health System

The Corona virus outbreaks have already had unprecedented impact in the Western countries. But, it will be especially catastrophic in countries such as Ethiopia, where the health system is not developed to cope with additional challenges such as COVID-19. Few people have access to essentials such as running water, soap, sanitizers, and many healthcare facilities are or only able to provide a very basic service.

We are starting a gofundme fundraising appeal for Jijiga Hospitals (Somali Region of Ethiopia). This region is recording unprecedented number of people affected by the Corona Virus. Among other things the reasons are due to its proximity to borders with Somalia, Somaliland and Djibouti. The region is also recovering from many years of civil wars and unrest. Tens of thousands of people are living in extreme poverty. The Jijiga Hospital is unprepared for what is coming and unable to respond to the carnage that will be left behind.

The regional government is doing all it can, but the problems are getting beyond their capacity and asked support the federal government.So those of us who were born or grown up in the region are very concerned and we are asking our friends and colleagues to support the health system and residents.

Every penny and pence you donate will be used to buy essential PPEs, oxygen, sanitizers other medical equipment which can helps the Front liners to serve our people in a safe condition.

In this process  we have selected a local charity called “Enat Women Charity for Development”. The organisation was set up to support  mothers and families in Jijiga who are economically disadvantaged due to various factors. They are supported by volunteer members , the city  local government in and those in diasporas all over the world. 

THANKS
*********


Sida lawada ogsoon yahayba kasoo bilabato wakhti uu bilawday cudurka corona viruska wadamada galbeed dhibaatoyin aan la aqoon buu giliyay dhinaca kale sida Ethiopia & wadamada lamidka ah dhanka cafimaadka ee aan awodiin ka hortaga cudurka corona viruska wuxuu ku noqday dhibaato kale oo aad ubalaaran


Dhab ahantii cudurkaan faafitaanka dhaw waxyaabaha looga hortagi kara ee loo isticmaalo shaqsi ahaanta(personal protective equipment )sida biyaha tubada,saabunta,sanitizerka & qalabada kale ee dhanka caafimadka ah dadka heli karo aad u yar yihiin xaqiiqadii


Dhanka kale kililkanaga sida lawada ogsoon yahay wuxuu daris layahay sida wadamada somalia, somaliland & Djibuti taas oo ka dhigeeyso cabsida laga qabay cudurka faafa mid laba jibaaranta iyado uu kililka baaritaano usameyo shabka ku dhaqan iyado oo uu ku soo kabsanayo waqti dheer kadib dhibaatoyinka ah nabad la'aanta ay uu tahay fikir kale oo dheeraad ah maadama shacabka ku dhaqan kililka ay u bahan yihiin dad sabool ah waxay ka dhigeysaa in ay sii adkaato xaalada si kaste oo uu udadaalay hospitalka jigjiga ka hortaga xaaladaani wey ku adkatay isku dayga dhanka dawlada deganka sida looga hortagi laha cudurkani faafitaanka dhaw dhinac walba waxay noqotay mid adkaata sida awgeed federalka ayaa codsi laweydistay

Dadka sharafta leh ee u dhashay dawlada deganka & magalada jigjiga waxaan ka codsaneyna in ay nagu cawiyaan shaqsi ahaantoda & dadka kale in ay lawadagan fariintan si aan ugu hortagno cudurkan halista ah lacag ahaan intii awodeena aan u cawiino kilolkeena xalaadani u baahan caawimaad in aad gacan ku yeelataan si aan u caawino dadkeenaa aan awoodin in ay iibsadan qalabka shaqsi ahaanta looga hortagi karo cudurkani faafitanka dhaw (personal protective equipment)

Hawshaan inuu qabto ayan uu doranaay uruurka layidhahdo"hay'ada samafalka & hormarka haweenka ee ENAT/HOOYO".
Hay'adanaa wuxuu kalmaynayaa haweenka wayeelka & saboolka bahaan.
Hay'adan dhaqaalaha ee kalmaha wuxuu kasbanayaa xubnaha uruurka , maamulka magalada & quurbo jogayasha ku nool wadamada kala duwan ee adunka.

 

MAHADSANID


የጅግጅጋን የጤና አገልግሎት ይርዱ

እንደሚታወቀ የኮረና ቫይረስ ከተከሰረ ግዜ ጀምሮ ከዚህ ቀደም ታይተው እማያቁተፅኖዎችን በምእራቡ አለም አስከትሏል:: በተለይ እንደ ኢትዮጵያ ባሉ ሃገራት የጤናአገልግሎቱ እንደ መሰል ወረሽኞችን ለመቋቋም በማይችል ሃገር የኮቪድ 19 መከሰትበራሱ የተለየ ቀውስ ነው ይፈጥራል::

ይህንን ወረሽኝ ለነከላከል የሚያስችሉ መከላከያ ቁሶችን (personal protective equipment) እንደ የባንቧ ውሃ፣ሳሙናዎች ፣ ሳንታይዘሮች እና ሌሎች የጤና መጠበቂያ ቁሳቁሶች የማግኘት እድሉ እሚኖራቸው በጣም ውስንሰዎች መሆናቸው  እሙን ነው::




ክልላችን ከተጠበቀው በላይ በቫይረሱ የተያዙ ሰዎችን በምርመራ ማረጋገጡ የሚታወቅ ሲሆን ከጎረቤት ሶማልያ

እንደሚታወቀው ክልሉ ከጅቡቲ ፣ ከሶማልያ ፣ጅቡቲ እና ሶማልጋር በመዋሰኑ በተጨማሪም የክልሉ ከረጅም ግዜየሰላም ማጣት ገና እያገገመ በመሆኑ ከሁሉም በላይ አሳሳቢ የሚሆነው በአስር ሺዎች እሚቆጠሩ ዛጎችምበከባድ ድህነት ውስጥ መሆናቸው ነገሩን ይበልጥ አስቸጋሪ ከማድረጉም በላይ የጅግጅጋ ሆስፒታልም በቂዝግጅት ስይያደርግ ነው እየተጋፈጠ ያለው:.

የክልላችን መንግስትም በሽታውን ለመከልይከል  የሚቻለውን ሁሉ ቢያደርግም የጉዳዩ ግዙፍነት ከክልሉ አቅምበላይ በመሆኑ ለፊደራሉ መንግስት ድጋፍ ጘቋኡ::




እጅግ የተከንበራቹህ የጅግጅጋ የጅግጅጋ ከተማ ተወላጆች እና ወዳጆች ይህንን በጉ ተግባር በመደገፍ ለወዳጅዘመድም ጉዳዩን በማጋራት መሰረታዊ የራስ መከላከያ ቁሳቁሶችን (PPE) ለመግዛት ያስችለን ዘንድ ከትንሿሳንቲም ጀምራቹህ ያላችውን በማውጣት የዜጎቻችንን ህይወት ለመታደግ  ይእበሽታውብግንባር ቀደም ተጋፋጭ የህክምና ባለሙያዎቻችንን እንርዳ::

ለዚህ ሂደት በአካባቢው ያለ እናት የሴቶች በጎ አድራጎት እና የልማት ድርጅትን የመረጥን ሲሆን ድርጅቱ  ድጋፍ የሌላቸውን እና አቅመደካማ አዛውንት ሴቶችን ይደጊማል:: ገቢውንም ከበጎ ፈቃደኛ በሆኑ አባላቱ  : የከተማው አስተዳደር እና በመላው አለም ያሉ ዴያስፖራ ለጋሾች የሚንቀሳቀስ ነው::  

 

እናመሰግናለን

 

Donations

 See top
  • dessalegn Assefa  
    • $50 
    • 1 mo
  • Berhane Zewdie 
    • $200 
    • 2 mos
  • Elias Mulugeta 
    • $100 
    • 2 mos
  • Nega Debela 
    • $500 
    • 2 mos
  • Samuel Belachew 
    • $50 
    • 2 mos
See all

Organizer

Yonas Delelegn 
Organizer
Overland Park, KS
  • #1 fundraising platform

    People have raised more money on GoFundMe than anywhere else. Learn more

  • GoFundMe Guarantee

    In the rare case that something isn’t right, we will refund your donation. Learn more

  • Expert advice, 24/7

    Contact us with your questions and we’ll answer, day or night. Learn more