Center for Autistic Children in Somalia!

TAYSIR - is the first and only school/center for children with autism, down syndrome and other developmental delays in Garowe, Somalia.  Volunteer mothers who have autistic children have recently opened this non-for-profit school with very limited resources.  This humanistic and courageous initiative came about as a result of the horrendous conditions these children live in and lack of schools or centers to look after this very vulnerable population.  Unfortunately, there is no governmental and societal support for such badly needed schools or centers.  Regrettably, these children are rejected by the society and are often locked up (many chained) in their homes due to lack of understanding, resources and funding.

Majority of these developmentally challenged children are either orphans or members of families with abject poverty. Currently, TAYSIR has seven (7) children enrolled in completely empty rooms with zero equipment and limited resources. Our goal is to spearhead a campaign to educate parents and society about the needs of these children, provide a safe and nurturing space where they can get regular meals, and develop fundamental skills and abilities to be provided by trained educators.

Khadija Farax and Shadia Mohamed both located in Garowe, Somalia, are the founders of this school. Khadija is inspired by her autistic son, the heart-breaking conditions these children live in, and difficult challenges they face on a daily basis. Your help to ameliorate the suffering of these children is desperately needed.

WE NEED YOUR HELP! Any amount of donation is gratefully appreciated. 

----------------------------------------------------------------------------------------

TAYSIR - waa iskuulka ama markaska qura ee loogu talagalay caruurta dhimman iyo kuwa qaba autism iyo down syndrome oo dhawaan laga furay magaalada Garoowe ee  Somaliya.  Iskuulkaan oo aan tijaaro loo furan waxaa furay hooyooyiin muta-dawiciin ah oo qaar ka mid ah caruurtoodu ay leeyihiin xanuunadaan, ayagoon agab iyo dhaqaale midna u ahayn.  Mashruucaan bini-aadninimada iyo geesinimada leh waxaa sababay nolasha adag ee caruurahaan ay ku noolyihiin iyo ayadoo aysan jirin iskuulaad iyo maraakis loogu talagalay caruurtaan qabta baahida gaarka ah.  Nasiibdaro, ma  jirto taageero dowladeed iyo mid mujtamac oo ku wajahan iskuulaadkaan sida weyn loogu baahida qabo.  Waxaa kaloo nasiib daro ah sida naxariisdarada ah ee mujtamacu u faqooqo caruurtaan oo inta badan ku oodan guryaha ayagoo silsiladu ku xir-xiran, aqoon-daro, agab la`aan iyo dhaqaalo dari owgeed.
 

Inta badan caruurtaan waa agoon ama waxay ka soo jeedaan qoysas sabool ah.  Wakhtigaan, TYSIR waxay ku bilowday todoba (7) caruur ah qolal maran oo aysan ool agabkii iyo qabalkii loo baahnaa.  Hadafkayagu waa in laga wacyi gasho waalidiinta iyo mujtamacaba daryeelka ay caruurtani u baahantahay, in lagu xanaaneeyo xarumo iyo iskuulo ay ka helaan xanaano wanaagsan, cunto wanaagsan iyo tababaro kobcinaya garaadkooda oo ay bixiyaan shaqaale la tababaray.  


Waxaa iskuulkaan asaasay Khadija Farax iyo Shadia Maxamed oo ku nool Garoowe, Somaliya.  Khadija waxaa mashruucaan ku dhiiri galiyay wiil yar oo ay dhashay oo leh autism iyo daruufaha adag ee caruurtani ay ku noolyihiin ama ay wajahaan maal walba. Kaalamadaada ku wajahan daryeelka caruurtaan aad baa loogu baahanyahay. 


SADAQADAADA AAD BAA LOOGU BAAHI QABAA! Wax kasta oo aad bixiso waanu kaaga mahadcelineynaa.

Donations ()

  • Anonymous 
    • $80 
    • 7 hrs
  • Anonymous 
    • $5 
    • 1 d
  • Anonymous 
    • $50 
    • 2 d
  • Maril Zaia 
    • $20 
    • 2 d
  • Anonymous 
    • $10 
    • 5 d
See all

Organizer

Juwayriya Hashi 
Organizer
Nepean, ON
  • #1 fundraising platform

    People have raised more money on GoFundMe than anywhere else. Learn more

  • GoFundMe Guarantee

    In the rare case that something isn’t right, we will refund your donation. Learn more

  • Expert advice, 24/7

    Contact us with your questions and we’ll answer, day or night. Learn more