
DAARULCILMI: ADEEGAHA BULSHADA #DARYEELKA DANYARTA
Donation protected
As-salaamu ‘3alykum warahmatullahi wa barakaatuh, dhamaan walaalaha soo dhowaada.
Waxaan ugu talo galnay oo na markasto u taaganahay inan caawino (BULSHADA) walaalheen dhibaataysan meel walba ay dunida ka joogaan haday EMERGENCIES dhacaan. Fadlan inagu caawi waxaad awoodid.
Sadaqada aad baxsataan waxaa lagu caawina Bulshada qaybaheeda kala duwan.
1. Masaakinta/Fuqarada
2. Sadaqa Jaariyyah (Masjid/Ceel)
3. Wax barasho dadka danyartaha lagu caawina (agoonta).
4. Dadka Dhibaataysan (Safarka ah, Daynta lagu leeyahay).
5. Ramadan (Ciidaha iyo ka farxinta caruurta agoonta ah)
6. Iyo wixii kale ay bulshada u baahi qabto.
Organizer
Shukri Sharif Sharawe
Organizer
England