Main fundraiser photo

Rabiic ha ina mideeyo (Caawi ubadkiisa)

Donation protected
Marxuum Rabiic Nuur Cali Cawl waa wiil dhalinyaro ah oo u geeriyooday rasaas ay bilaysku fureen maalintii Sabtida ahayd ee  11/24/18 Magaalada Jigjiga

Habka Dhimashada Rabiic waxa baadhitaan ka samaynaysa dawlada oo waajibaadkaasi saaranyahay.

Ololaha Rabiic ha ina mideeyo waa mid la rabo in dhamaan dadka Soomaaliyeed ay gacan ku yeeshaan si loo caawiyo caruurta da'ada yar ee uu ifka kaga tagay marxuum Rabiic Nuur.

Marxuum Rabiic waxa uu ahaa Aabo da'ayar oo ifka kaga tagay Wiil iyo gabadh yar.

Fadlan ha ku caawin in uu yahay qabiilkaaga, Caawi adiga oo u diir naxaya ubadka uu ifka kaga tagay, Caawi adiga oo ay kugu jirto dareen naxaya oo dareemaya Aadamenimo, Islaamnimo iyo Soomaalinimo.


Marxuum Rabiic caawinta ubadkiiso ha ina mideyso isaganna ha loo duceeyo.

Rabbi naxariistii jano ha ka waraabiyo marxuumka, Aamiin.

Dadka wadanka gudihiisa jooga ama aanay suurta gal u ahayn in ay halkan kaga qayb qaataan caawitaanka fadlan waxaad la xidhiidhi kartaan Abdiwali Ahmed Muhumed (Abdiwali-Bustaale) +251 93 [phone redacted].
Dadka wadanka gudihiisa jooga waxan idin samayn doonaa hab sahlan oo aad ku caawisaan Insha'Allah.

Fadlan ka qayb qaado hana yaraysan waxa aad bixinayso.

Allaa Mahadleh!
Donate

Donations 

  • Abu Musa Wa Suleyman
    • $100 
    • 5 yrs
Donate

Organizer

Niman Ahmed
Organizer
Portland, ME

Your easy, powerful, and trusted home for help

  • Easy

    Donate quickly and easily.

  • Powerful

    Send help right to the people and causes you care about.

  • Trusted

    Your donation is protected by the  GoFundMe Giving Guarantee.