Main fundraiser photo

Mohamed Hassan's Medical Fund

Donation protected


My name is Mahamed Deeq Hassan Mohamud, I am happily married for almost 17 year know and am a father to 5 healthy and beatiful children age 19,15,9,7 and 5.  For the past 24 years i live in The Nederlands mainly in Amsterdam.
I am diagnosed in the last 2 and a half years with Amyotrophic Lateral Sclerosis (ALS).  

The first symptoms were fasciculations in the muscles. The right hand begon to trembel and  then both of my hands got effected. 

Then this year, the entire situation got worse. The paralysis reached the rest of his body. I could not walk at all.  Finally i became totally bed-ridden and had no choice but to be taken to a nursing home for the disabled. i stayed there for 6 weeks.

Now, i am in the AMC hospital in Amsterdam because i can not eat or drink due too short of breath. Know i have a breathing mask with a machine that breath for me 24/7.  And i have a gavage that feed me, i am totally dependent on others peopel.  And my situation is getting worse by the day.

But now there is a hope as Mitsubishi Tanabe Pharma Corporation recently developed the intravenous therapy, which slows the decline of physical functioning in ALS patients. The treatment is marketed in the U.S. by MT Pharma America.

This new drug is called RADICAVA and it is way beyond my economical means. Therefore I am only depending on God and his good people around the world to help me finance to halt and/or cure my husband's desease. Anyway, here is all the information on this new drug.

• Radicava works by reducing the oxidative stress in the body. People with ALS have high levels of oxidative stress.
• Radicava is administered via intravenous infusions. Initially, patients have a daily infusion for two weeks and then have two weeks rest. After that, they need to have 10 consecutive daily infusions followed by two weeks rest.
• Each infusion takes around an hour to complete.
• The dosage of each infusion is 60mg.
• The cost of each Radicava infusion is $1,000 and treatment costs $146,000 annually.

Thank you all in advance and may God bless you all.
Amen

Yours,

Mahamed Deeq Hassan Mohamud

AF SOOMAALI
Magacaygu waa Maxamed Deeq Xasan Maxamuud. Waxaan ahay nin xaasle faraxsan muddo 17 sano, oo aabbe u ah 5 carruur ah oo qurxoon caafimaadna qaba oo da’doodu kala tahay 19, 15, 9, 7 iyo 5 sano, Waxaan 24 kii sano u dambeysey nolosheyda aan ku noolaa magaalada Amsterdam ee dalka Holland.

Muddo hadda laga joogo 2 sano iyo bar ayaa waxay leyga helay cudurka loo yaqaanno Amyotrophic Lateral Sclerosis (ALS).  

Calaamadihii ugu horreeyey ee cudurku waxay ahaayeen inay muruqyada jirkeygu keligood is maamulaan anigoo aan awood u lahayn celintooda. Waxaa xigey, inay gacanta midig keligeed jareyso muddo kaddibna waxaa hawl-gabay muruqyadii labadeydi gacmood.

Bilowgii sanadkaan, ayaa waxaa sii xumaatay xaaladdeydi guud, kaddib markii muruqyada jirkeygi oo dhammi ay hawl-gabeen. Socodkii xataa waan awoodi waayey. Aakhirkiina waxaan noqday nin sariir saaran oo aan lahayn wax awood ah, waxaana danti qasabtay in la igu meeleeyo guryaha daryeelka curyaanka, halkaasoo aan joogey muddo 6 asbuuc ah.

Hadda, waxaa la iisoo beddelay Cusbitaalka AMC ee Amsterdam sababtoo ah waxaan kari waayey inaan wax cuno ama cabbo iyo weliba iyadoo ay igu adkaato neefsashadiiba. Waxaa hadda sanka iigu xiran maaskarad lagu neefsado oo waxaa ii neefsada mashiin 24 saacna igu rakiban. Sidoo kale waa la quudiyaa oo waxaan noqdey qof noloshiisu ay ku xiran tahay naxariista dadka kale. Kaaga darane, xaaladdeydi wey sii xumaaneysaa uun hadda maalinn walba.

Eebbe ayaa mahd leh, oo waxaa hadda soo baxday dawo ay soo saartay Shirkadda Mitsubishi Tanabe Pharma Corporation, taasoo joojineysa sii xumaashaha dhaqdhaqaaqa murugyada ee bukaanka sideydoo kale qaba cudurkaas ALS. Waxaa dawadaas suuq geynaya Shirkadda Maraykanka ah ee MT Pharma America.

Dawadaan cusub waxaa la yiraahdaa RADICAVA waxayse joogtaa qiimo aad uga fog dhaqaalaheyga. Sidaas darteed, waxaan ahay dhibbane isku halleyna Ilaahiis iyo dhammaan dadweynaha wanaagsan ee caalamka si ay iiga caawiyaan iibsashada dawadaas iyada ah. Si kastaba, waa tan hoos ku qoran macluumaadka dawada iyo qiimaheeduba:

• Radicava waxay aad u yareysaa amaba u xakameysaa maadada oxidative stress ee jirka, oo bukaanka ALS waxaa jirkooda ku bata maadadaas iyada ah.

• Radicava waxaa loo qaataa si goos-goos ah, oo waxaa bukaanku qaataa maalin walba muddo 2 asbuuc ah kaddibna wuxuu ka nastaa 2 asbuuc oo kale. Kaddibna waxaa ku xiga 10 maalmood oo uu qaato dawada iyo 2 asbuuc oo iyana nasasho ah.

• Halki mar ee dawada la qaadanayo waxay qaadataa muddo saacad ah.

• Qiyaasta dawada la qaadanayo markiiba waa 60mg.

• Halki mar oo la qaadanayo dwadan Radicava waxay joogtaa $1,000, waxayna sanadkii ku kacaysaa lacag gaareysa $146,000 sanadkiiba.

Waad mahadsan tihiin, Ilaahna ha idiinka abaal-gudo.

Aamiin.

Walaalkiin
Mahamed Deeq Hassan Mohamud

Organizer

FAISA DAHIR DAMAY
Organizer

Begin your fundraising journey

Create a fundraiser for any person, cause, or nonprofit - it's free and every cause matters.

Your easy, powerful, and trusted home for help

  • Easy

    Donate quickly and easily.

  • Powerful

    Send help right to the people and causes you care about.

  • Trusted

    Your donation is protected by the  GoFundMe Giving Guarantee.