Main fundraiser photo

#WeAreAllEqual - Justice for Ahmed

Donation protected
His name was Ahmed Mukhtar Salah.

Somali Faces has been following the past couple days one of the most horrendous crimes that we came across. An innocent man, a father and a contributing member to society, was beaten, stabbed and burned alive by a lynch mob. As he breathed his last breath, they ruthlessly kicked him. His crime? Because his nephew who belonged to a minority group (Somali Bantu) married a girl from one of Somalia's so-called ‘noble’ clans against the wishes of the girl's parents. According to those who knew him, Ahmed was one of the kindest men, someone who couldn’t hurt a single fly. He was an entrepreneur, extremely proud of his small little garage and worked hard by putting food on the table for his family of 12. His youngest child is barely 3 months, and now they are robbed of their loving father, son and husband.

Far too long have we witnessed the systematic persecution of Somalia’s minority groups and this has to stop. We have time and time again highlighted their plight and presented their personal stories of the abuse and suffering that they have unjustly suffered. A man, a fellow human being has been wrongly killed, and his killers have robbed his 12 children of their father and breadwinner. Somali Faces is raising critical funds for his family who no longer have a breadwinner. Although we can never replace their pain and grief, we can try to alleviate it by making sure that they can rebuild their lives, slowly. Let’s join hands and help out his family and contribute with whatever we can. See the GoFundMe link below.

Somali Faces will also be raising further awareness on the plight of Somalia's minority groups by showcasing their personal stories.

#WeAreAllEqual

Waxa la oran jirey Axmed Mukhtaar Saalax.

Somali Faces ayaa u kuur gashay qaabkii u dhacay dhacdadan argaggaxa leh maalmihii u dambeeyey. Nin aan waxba galabsan, aabbo shaqaysta, bulshadiisana sumcad ku dhex leh ayaa nolosha lagu gubay isaga oo dhaawac mindi qaba. Fal ay gaysteen koox soo weerartay ka horna u gaystay jidh dil sidaasna naftiisu ku waayey! Muxuu danbi ah ee galabsaday?

Sababta naftiisa looga qaaday waa wiil u adeer yahay oo guursaday gabar waalidkeed u arkaan in qabiilkeedu kiisa ka sarreeyo. Sida ay sheegeen dadkii aqoonta u lahaa marxuumka, Axmed waxa uu ahaa qof aad u naxariis badan aan cidna dhib u gaysan jirin intii uu noola. Nin xoogsada ku qanacsan shaqadiisa, hadana ku quudiya reerkiisa oo ka koobnaa 12 qof. Ilmihiisa ugu yari waxa uu jiraa 3 bilood, waa reer aan dib u arki doonin wiilkoodi, aabbahood, iyo saygoodu ay jeclaayeen.

Muddo aad u dheer waxa aynu markhaati ka nahay tacaddiyada loo gaysto dadka laga tirada badan yahay Soomaaliya, waana fal ay tahay in laga hor tago. Markale wakhti ayeynu hayna wax lagaga qabano karo dhibtaas hadana ku soo bandhigno dhacdooyinka noocan oo kale ah ee sida arxan darada ah loogu dulmiyo dadka Axmed oo kale ah. Waa aabo, waa qof bani’adam adigoo kale ah gacan ka xaqdarani dishay, maantana ifka uga tagay 12 caruura, sidaas darteed Somali Faces iyadoo kaashanaysa qofkasta jecel inuu caawiyo qoyskan waxay caawimo u fidinaysa qoyskii Axmed ka dhintay oo xalad adag lasoo deristay maantana aan haysan cid halkiisi u buuxin karta.

Inkastoo aynaan waxba ka bedeli karin murugada iyo xanuunka geeridaasi ku keentay qoyskaas, waxaynu u qaban karna in aynu ka caawino in ay noloshooda dhaqaale dib usoo dhistaan. Aynu u gurmano qoyskan, gacan walalnimo u fidino, aynu u hurno wax kasta oo aynu heli karno. Ka firi faahfaahinka halkan GoFundMe.

Sidoo kale Somali Faces waxa ay soo bandhigi doontaa sheekooyin kale oo arrimahan la xiriira.

#KuligeenWaynuSimanahay

Somali Faces will be managing the funds raised on this campaign and delivering them to Ahmed's family.

www.somalifaces.org

Organizer

Somali Faces
Organizer
England

Your easy, powerful, and trusted home for help

  • Easy

    Donate quickly and easily.

  • Powerful

    Send help right to the people and causes you care about.

  • Trusted

    Your donation is protected by the  GoFundMe Giving Guarantee.