Orphan boy with head injury
Donation protected
Sc walalahay ilaahay dartii ayaan u naxay wiilkan yar EE agoonka dhawaca ku yaalo siiba anigoo la iqalay oo ay meeshii I bogsaneyso ayaan Hadana garaac ad yaabtaa
markaa aad iyo aad Ayey dhibta will ka shoo ka I taabatay dhamaantiina wey idin wada taaban . Marka walalayaal ilaahay dartii an u caawino sida ugu dhakhsaha badan
ilaahay ajar iyo xasanaad ha inawada siiyo ilaahay isku naxariistuu yiri Han idiin naxarristee

Organizer
Hibo Ismail
Organizer