Main fundraiser photo

Il naxariis mar ku fiiri oo caawi Aabe...

Donation protected
AFSOMAALI Ilaahay SW quraankiisa waxa uu ku leeyahay (Qofkii qof nooleeya waxa uu la mid yahay isaga oo umada oo dhan nooleeyey..) .Abdi Mohamoud Elmi waa Aabe soomaliyed oo 62 jirah kaas oo la rafaadsan xanuuno dhowr ah iyo dayac, mudo hada gaadhaysa 4 sano waxa uu la jiifaa cusbitaal Hargeisa ku yaal kalyaha ayaa fadhiistay oo mudadaas la dhaqayay , Aabe Abdi waxa uu ahaa reer baadiye aan xoolo badan haysan waxii uu hastayna waxa ay ku dhamaadeen kharashka kalyo dhaqista mudadada aan kor ku xusay , waxaa intaas usii raacay xanuuno kale oo ay hada ugu wayntahay xanuun jirkiisii ka muldhiyay diirkii (Baras), wiilkiisii curad oo ahaa kii hayayna isna xanuun aa haleeley oo isagii ayaa hada dhaqtar ku jiro. Hadaba si naxariis iyo walaaaltinimo ku dheehantahay waxaan kaaga codsanaya in aad ka qayb qaadato kharash uruurintan aabe Abdi wiil ka mida wiilashii ayaa diyaar u ah in uu keli u saaro maadaama uusan waxba haysan aabe Abdi dadka wanaaga jecel ee raba in ay aakhiro wax udhigtaan ayuu Abdi maanta gacantooda ku jiraa. ENGLISH.. Abdi mahamoud elmi is 62 years old who lives in Somalia suffers from acute kidney disease, his kidney failed to function and he has been sick for this disease for 4 years , as his kidneys can no longer perform normal functions naturally his life depends on Dialysis machine, in addition to that the patient was also infected another disease called Vitiligo disease that causes loss of his skin colour in patches. Moreover, during medications, he spent all his money and assets as well. Ultimately, doctors advised him renal transplantation (kidney transplantation) and to be sent to the abroad medical centres so his son will donate one of his kidneys to him, therefore, please kindly contribute anything you like to survive Abdi again

Organizer

Abdi Fattah Abass Muuse
Organizer
Hamburg

Your easy, powerful, and trusted home for help

  • Easy

    Donate quickly and easily.

  • Powerful

    Send help right to the people and causes you care about.

  • Trusted

    Your donation is protected by the  GoFundMe Giving Guarantee.