Main fundraiser photo

Guuriga Illahay Inaynu Dhiisno Igala Qayb Qata

Walalayaal Sadaqad lala baxo waxa ugu qayr badan Sadaqatul ijaariya wax la qabto waxa ugu ficaan qayrka meel la dhiisona waxa ugu ficaan Guuriiga illahay oo aynu dhiisno wa masajiid cusub oo laga dhisaayo xafada daami ee magalada hargeisa waxa dhismaha masaajidka ka qayb qadanaya culiimo badan oo ugu horeeyo sheikh Cumar diriir. Hadaba maxa inagana inaga rebaaya khayrka illahay darti ula baax waxad aqoodo oo nagala qayb qaado qayrka fadlaan waxan raba inaynu dhexda uu xidhano wanaaga.. Ula baax sadaqada waliidkaga oo dhiintay ama nool ama naftada ama awladada. Hadaba sidi cadada ino ahayd aan illahay darti iyo akhiradeena meel wax uu dhigaano.

Organizer

Filsan Ahmed
Organizer
Quincy, MA

Your easy, powerful, and trusted home for help

  • Easy

    Donate quickly and easily.

  • Powerful

    Send help right to the people and causes you care about.

  • Trusted

    Your donation is protected by the  GoFundMe Giving Guarantee.