Main fundraiser photo

Somalia Drought and Famine

Donation protected

Assalamu celaykum,

My name is Abdirahman Hussein, I live in the UK. I am the Founder and Director of Allbanaadir.com

I am writing you this letter to raise funds to offer immediate relief to our Somali brothers and sisters that are hit hard by famine.

Over half of the population in Somalia are currently facing severe famine due to the catastrophic drought. I would kindly request the Somali Community, the readers and supporters of Allbanaadir.com and the human race as a whole to donate generously so we can offer much needed aid and relief to our people in Somalia.

Updated..

All funds raised will be going to a trusted account using Dahabshiil International money transfer to help buy much needed basic food, water, medications.  A close friend of mine who is also the editor of allbanadir.com in Mogadisho will be distributing the aid. He is exteremely reliable and fully aware of the people affected by the drought. He and I will ensure all the funds goes directly to the most needy areas.


Magacyga waa Cabdiraxmaan Xuseen waxaan ku noolahay dalka UK waxaan ahay aas aasaha Shabakadda warbaahinra Allbanaadir.com ahna Agaasimaha Shabakadda waxaan aqristayaasha Allbanaadir.com ka codsanayaa in ay u gar gaaraan walaalaha Soomaaliyeed ee  abaartu saameesay.

Hadaba akhriste meel kastoo aad joogto ma ogtahay inuu xil kaa saaran yahay kaalmeynta iyo badbaadinta dadka walaalahaa muslimiinta ah ee abaaraha iyo cuduradu iskugu tageen.

Xitaa hal dollar hadaad ku tabarucdo ma ogtahay iney naf badbaadin karto? Mase ogtahay in sadaqadu aysan yaraan iyo badnaan gelin, balse loo baahan yahay inaad wax la baxdo oo kaliya.

Sow damiir xumo maaha in guryaheena uu raashiinka iska buuxo, dad walaalaheen ahna ay u dhimanayaan gaajo?

Ma ogtahay in Ilaahay uusan raashiin iyo biyo u weynin dadka abaaraha u dhimanaya balse uu eegayo sida qofka wax heysta uu u gargaarayo walaalkiis baahan?

Haddaba Shabakada Allbanaadir.com  oo ka damqaneysa xaalada abaaraha ee ka taagan dalka oo mareya heer ay dadku u dhintaan ayaa waxay akhristayaasheeda u soo bandhigeysaa barnaamij la magac baxay (Wax yar bixi oo badbaadi walaalkaa) kaasoo ay uga qeyb qaadaneyso gurmadka abaaraha.

 Many thanks ..

Organizer

Cabdiraxmaan Macalin Mamaan
Organizer

Your easy, powerful, and trusted home for help

  • Easy

    Donate quickly and easily.

  • Powerful

    Send help right to the people and causes you care about.

  • Trusted

    Your donation is protected by the  GoFundMe Giving Guarantee.